Deg Deg Daawo Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Yeelanasa Goob Lagu Kaydinayo Calafka Xoolaha

Wajaale(GNN)Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Iyo Wasiirka Wasaarada Hormarinta Beeraha Somaliland Gudoomiyaha Wajaale Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ayaa Maanta Banka Wajaale Ee Gobolka Gabiley Waxey Ka Dhagax Dhigen Goob Lagu Xanaaneeyo Laguna Baadhayo Caafamadka Xoolaha Sido Kale Waxa Goobtan Lagu Kaydinayaa Calafka Xoolaha La Siinayo Xiliyada Jilaalka Ee Abaarahu Jiraan.Waxayna Arintan Muhiimad Weyn Uatahay Ilaalinta Badqabka Xoolaha Iyo In Lala Socda Dhamaan Xanuunada Soo Wajahaya .Goobtan Maanta La Dhigay Ayaa Noqonasa Goobtii Ugu Horeysay Ee Somaliland Laga Horgaliyo Oo Nooceedu Yahay Goob Lagu Keydiyo Calafka Xoolaha Dhamaan Masuuliyiinta Madasha Ka Hadlay Ayaa Dhamaantood Tilmaamay Muhiimada Iyo Faa,idada Ay Goobtani Uleedahay Xoolaha.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Somaliland Ayaa Ka Mida Wadamada Xoolaha Nool U Iibgeeya Dunida Carabta Xukumada Somaliland Ayaa Diirada Saarasa In La Helo Goobo Lagu Daryeelayo Caafiamadka Xoolaha Si Looga Baaraandago Xanuunada Iyo Daryeel Xumada Soo Wajahasa Maadama Somaliland Ayka Mid Tahay Wadamada Dhaqaalahoodu Ku Tiirsan Yahay Dhaqashada Xoolaha Nool.

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET