Halkan ka Daawo-Sharciyaqaanka Dugsiyada Nuuradiin Schools Oo Sheegay Inay Rafcaan Ka Qaateen Xukun Sharci Darro ah oo Lagu Riday.

Hargeisa(GNN):-Sharciyaqaanka Dugsiyada Nuuradiin School Garyaqaan Xuseen Muxumed Fadal oo ah Qareenka u Doodayey Dugsiyada Nuuradiin Dacwad u dhaxaysay Maamulka Dugsiyadaasi iyo Laba Macalin Oo Wax ka Dhigi Jiray Ayaa Nuxurka Qoraal uu Soosaaray ku faahfaahiyey siday ay uga soo  horjeedaan Xukunka Maxkamada gobolka maroodijeex kasoo saartay dacwadaasi iyo Rafcaan ay u qaateen Maxkamada Sare Somaliland.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Nuxurka Warmuritiyeedka Kasoo baxay Nuuradiin Schools.
Halkan Ka Akhri Go’aanka Dugsiyada Nuuradiin iyo Rafcaanka Ay Ka Qaateen Maxkamada Gobolka Maroodijeex.

Hargeisa Somaliiland

Gabiley News Network