Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

“ Kominshanka Doorashooyinku Waxay Noo Sheegeen In Aaney Doorasho Xiligeedii Dhaceen ..” Gudoomiyaha Guurtida + [ Muuqaal ]

Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta fadhi albaabadu u xidhan yahiin ay la yeesheen Kominshanka doorashooyinka Somaliland isla markaana ay kaga wada hadleen qaabka ay kominshanku u wadaan hawlahooda shaqo ee ku saabsan doorashooyinka soo socda

Kulankan oo saxaafadu dibad joog ka aheyd waxaa markii uu soo dhamaadey warbaahinta si kooban ula hadley gudoomiyaha golahaasi Saleeban maxamuud Aadan isla markaana waxaa uu shaaciyey in kominshanku uu golahooda u cadeeyey in aaney doorashadii golaha wakiilada iyo deeganku aaney dhaceen wakhtigii loo qoondeeyey oo aheyd dabo yaaqada sanadkan.

%d bloggers like this: