Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynayaasha Eretria Iyo Kenya Oo Ku Kulmay Magaalada Asmara + [ Sawiro ]

Addis Ababa (GNN):- Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea ayaa waxaa uu kulan saddex geesood ahi ku dhex maray madaxweynayaasha dalala Itoobiya , Eretria iyo Kenya .

Kulankan oo aan ujeedkiisa ilaa hada aan la garaneen ayaa waxaa uu ku soo beegamayaa xili ay dawlada Kenya iyo Somaliya uu khilaaf xoogani ka dhex qarxay , isla markaana kulankan ayaa waxaa aan qeyb ka aheyn dawlada Somaliya

Image may contain: 1 person, standing, beard, wedding and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 4 people, people sitting and indoor

GABILEY.NET