Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Ehelkii Alle Haw Naxariistee Xassan Aw C.laahi Aw Axmed Oo Galabta Ku Geeriyooday hargeisa.

Dhammaanba Shaqaalaha Shabakada Gabiley News Network iyo Asxaabta Halkan ku Qoraniba waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaan ehelkii yo Qaraabadii uu ka baxay alle haw naxariistee Marxuum Xassan Aw C.laahi Aw Axmed oo Galabta Ku geeriyooday magaalada hargeisa.

Si Gaara Waxay Asxaabtani Tacsi Tiiraanyo leh u la Wadaagayaan Saxafi Saciid Khadar Aw Cabdilaahi oo uu ahaa adeerkii Marxuumku.

Waxaanu eebe uga baryaynaa inuu Janooyinkiisa Fardowsa ka Waraabiyo Marxuumka Kuna Macsuumo Raxmadiisa iyo janadiisa.

Asxaabta Tacsidan Diraya Ayaa Kala Ah

Axmed Osman Hassan

Cigaal Oman hassan

Yuusuf Jaamac Xersi

Hamse Jirde haybe.

C.raxiim Xaashi Cumar

Maxamuud Xuseen jaamac Jawhar

Xasssan Cali Addan

C.shakuur haybe Muxumed

Saleebaan cabdi cali

Waxay Dhammaan dadkaasi marxuumka Ilahay uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadana uu samir iyo imaan ka siiyo AAaamin AAmiin