War Deg Deg Ah Daawo Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaadhi oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dhegan taalada Xaawo-taako

HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

Dad goob googayaal ah ayaa xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Koontoroolka lagu baadho  gaadiidka taga  madaxtooyada

waxaana la sheegay in gaadhiga  qarxay uu ku jiray laynka lagu hubinayay gaadiidka oo ciidanka ilaalada Madaxtooyadu ay gaadiidka ku baaqaan.

GABILEY.NET