War Deg-Dega-Agaasimihii Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta Jsl oo Is Casilay.

Hargeisa(GNN):-Warar hordhac ah oo aanu ka helayno wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta jsl ayaa la sheegayaa inuu is casilay.

Agaasimihii wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame, ayaa warqaddiisa shaqo ka tegista u gudbiyay madaxweynaha Somaliland, xaalad caafimaad oo soo waajahday awgeed.

Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in uu ka aqbalay shaqo ka tegista agaasimaha,

Waxa hore uu waqdada is-casilaada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu gudbiyay wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyada isagana ay Xaalad caafimaad lasoo daristay balse lama oga in uu madaxweynuhu ka aqbalay iyo in kale.