Wasiirka Xidhiidhka Golayasha Iyo Dastuurka Somaliland Maxamed X.Aadan Cilmi Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Garoonka Diyaradaha Caasimada Hargeysa.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Xidhiidhka Golayasha Iyo Dastuurka Somaliland Maxamed X.Aadan Cilmi Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Garoonka Diyaradaha Caasimada Hargeysa.

Kaasi Oo In Mudo Ah Safar Shaqo Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Soo Dhawayntani Balaadhan Ayaa Waxa Qayb Ka Ahaa Agasimaha Guud Ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Maxamed Xuseen Dhabeeye.  Iyo Qaar Kamid Ah Masuuliyiinta Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Safarkan Wasiirka Ayaa Ahaa Mid Uu Guulo Waa Weyn Ka Soo Hooyey Qaranka Somaliland Wax Ku Ool U Ah

Image may contain: 2 people, outdoorImage may contain: 3 people, people standing, suit, shoes and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, close-upImage may contain: 3 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, including Garaad Abdiqani Abdilaahi Shiikh, people standing, flower and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor