Basaska U Kala Baxa Xaafadaha Caasimada Hargeisa Oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyey +Sababta Keentay.

Basaska U Kala Baxa Xaafadaha Caasimada Hargeisa Oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyey +Sababta Keentay.
:Gadiidka basaska oo ah gaadiidka dadweynaha ee u kala baxa magaalada hargaysa ayaa saaka shaqo joojin sameeyey iyagoo cabasho xoogan ka muujiyay gaadiidka yaryar ee dukhaanka loo yaqaan oo sida ay sheegeen shaqadii ku cidhiidhiyey.
Halkan hoose ka daawo warbixintaas oo dhamaystiran