Daaw-Maamulka Degmada Tog-Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha iyo Dayactirka Wadooyinka Magaalada.

Wajale(GNN): Maamulka demada wajaale oo uu horkacayo gudoomiye ku xigeenka degmada wjaale Mursal Nuux Cismaan Iyo Xoghayaha Degmada oo kaashanaya iskaashatada ggaadiidka ayaa bilaabay dayactir ay ku samaynayaan wadooyinka magaalada ee burburay
Halkan hoose ka daawo gudoomiye ku xigeenka iyo xoghayaha oo ka hadlaya arimahaasi