Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo Prof. Axmed Ismaacil Samatar Oo Bandhig Ku Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Su.aalo Lala Boobay

Gabiley(GNN)Waadiga Fikirka Waxa Ku Mdoobay Aqoonyahano Ka Soo Jeeda Gobolka Gabiley Kadib Markii Ay Arkeen In Bulshadu Ubaahan Tahay Akhrint  Buugaagta   Aqoonta Xambaarsan  Iyo Kaydinta Taariikhaha Ma Guuraanka Ah ,Waadiga Fikirka Isagoo Ka Duulaya In La Helo Aqoonyahano Saameyn Kuleh Somaliland,Waxey Bilaabeen In Ay Curiyaan Xeelado Bulshada Gobolka Gabiley  Looga Faa,idaynayo Aqoonta Ku DHisan Hufnaanta Iyo Waaqiciga,Waxey Casuumad Lagu Gorfeynayo  Dhaqanka Iyo Dimiqraadiyada   Uqabteen Qaybaha Bulshada Gobolka Gabiley,Waxanaa Soo Jeedinayay Aqoon Korodhsigan Lagu Falanqeynayay  DHaqanka Iyo  Dimiqraadiyada Somaliland Ma Yihiin Kuwo Isla Jaanqaadi Kara  Brofaysar Axmed Ismaacil Samatar Oo Dhulka Soomaalida Caan Ka Ah,Waxa Munaasibadan  Oo Lagu Qabtay Taaj PLasa Kaso Qaybgalay Haldoorka Dhalinyarada Ururada Haweenka Iyo Qaybaha Bulshada, Brofaysar Axmed Ismaacil Samatar Ayaa Bulshada Usoo Bandhigay Hadalo Duur Xula Oo Xambaarsan Micno Iyo Ujeedooyin,Dhalinyarada Kaso Qaybgalay Munaasibada Aya Dhankooda Su,aalo Waydiiya Brofaysar  Axmed Ismaacil Samatar,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

%d bloggers like this: