Daawo Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimadka Iyo Wasiirka Cusub Oo Xilkii La kala Wareegay

Hargeysa(GNN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimadka Iyo Wasiirka Cusub Oo Xilkii La kala Wareegay.
Wasiirkii hore ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka cusub ee Madaxweyne Biixi u soo magacaabay Wasaaradaasi Cumar Cali Cabdilaahi, ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay xilkaasi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET