Daawo-Xisbiyada Mucaaridka Madaxda Dhaqanka iyo Xildhibaano Xukuumada Ku Eedeeyey Qoyska Ilma Xasan Dalab Oo Awood Loo Adeegsanayo.

Hargeisa(GNN):-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyey ay jirtay cabasho la xidhiidha Goobta loo asteeyey In laga dhiso dhismaha madaxtooyada cusub oo ay leeyihii Qoyska oday Maxamed Xassan Dalab oo kamida ahaa mujaahidiinta reer somaliland islamarkaana ah muwaadin goobtan Sifo sharciya u iibsaday labaatan sano ka hor, ilaa wakhtigii dalka dib loogu soo noqdaydana ay jirtay dacwad u dhaxaysay dad ku haystay oo ku mursanaaa lahaanshaheeda ayaa kadib markii Maxkamada dalka Somaliland Gabi ahaantood u Xukumeen In Sharciyan uu Leeyahay Dhulkaasi Oday maxamed Xassan Dalab, Ayaa hadda waxaa soo ifbaxday kadib markii ay xukuumada madaxweyne biixi talada dalka qabatay qorshe lagu doonayo in laga dhiso dhisme madaxtooyo cusub, arrintaasi oo ay si xoog leh uga cawdeen qoyska leh dhulkani  Ayaa xukuumada somaliland oo adeegsanaysa Ciidamada Qaranka Somaliland Si Khasab ah Ku bilowday Dhismahaasi, Waxaana arrintaasi dareen isku mida kagaga dareen celiyey dhamaanba Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo Madaxweynaah jsl ugu Baaqay In Sifo sharciya loogala Wareego lana Siiyo Xaqa iyo Xuquuqda ay leeyihiin ee dhulkoodan haddii laga dhisayo Xarumo dawladeed.

Halkan Ka Daawo.

https://youtu.be/w0KsDlZXv_A