Guddida Hay’adda Shaqalaha Dawladda Oo Fasaxay Dhamaan Shaqalaha Dawladda Maalinta Beriya Oo Ku Beegan Maalintii la Dheelmiyey Nabigeenii Maxamed NNKH.

Wargelin/xasuusin Fasax: Maalintii la Dheelmiyey Nabigeenii Maxamed NNKHIyada oo la tixraacayo Fasax Sanadeedkii Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu horay u soo gudbisay berito oo Arbaca ah taariikhduna tahay 03/04/2019 waxa ay noqon doontaa maalin fasax iyada oo ku beegan markii la dheelmiyey Nabigeenii Maxamed NNKH

Fasaxan oo ah 1-maalin ayaa Shaqada lagu soo laaban doonnaa Maalinta Khamiista ee bishu tahay 04/04/2019 hadii Alle Idmo.

No photo description available.