“ Ciro Bal Waa Kaase Car Bari Doorashada Ha Galo Oo Cod Bal Ha Helo …” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Oo Wareysi siiyey Telefishanka  BBCSOMALI ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey ujeedka wafti ka socda xisbiga Kulmiye iyo UCID ay u tageen magaalada Nairobi Faysal ayaa sheegay in dalalka beesha caalamka ay ka saxayaan arimo khaldan oo uu sheegay in uu gudoomiye Ciro hore ugu sheegay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/ahYsxdOvot0

GABILEY.NET