Daawo :-Wasaaradaha Arimaha Gudaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Iyo Mashruuca Maamul Dadajinta Ee JBLG, Ayaa Maayerka Gabiley Ku Bogaadiyay Hormarka Uu Magalada Ka Fuliyay.

Gabiley(GNN)Wasaaradaha Arimaha Gudaha Caafimaadka Waxbarashada Iyo Mashruuca Maamul Dadajinta Ee JBLG Ayaa Maayerka Gabiley Ku Bogaadiyay Hormarka Uu Magalada Ka Fuliyay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET