Kominshanka Doorashiyinka Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Somaliya + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Marwo Kaltuun Sheekh Xassan oo ka mid ah 7 xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabtey hadal dhawaan ka soo yeedhay  haweenay-da gudoomiyaha ka ah kominshanka doorashooyinka Somaliya oo iyadu sheegtay in doorashoyinka Somaliya ee 2020 ay Somaliland ka dhici doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/GNfuEymYLeM

GABILEY.NET