Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Muranka Sharci Xoghayeyaasha Golaha Guurtida iyo Wakiilada.

Hargeisa(GNN):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdisamed Cumar Maal Ayaa tafaasiil sharci ka bixiyey khilaaf sharci oo u dhexeeyey labada xoghaye ee golayaasha Guurtida iyo wakiilada somaliland, waxaana garyaqaanku uu ku tilmaamay waxaan u wanaagsaneyn nidaamka dawladnimada in ay warbaahinta iska weeraraan oo ay iskagaga jawaabaan iyadoo ay ka qurux badnayd in qoraalo iyo sifo hoose oo ku haboon arrimaha sharci ay u wada hadlaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Garyaqaanka Guud ee Qaranka.

 

%d bloggers like this: