Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Golaha Guurtida Soo Bandhigay Xeer Uu Saxeexay Madaxweyne Biixi Oo Hore Laga Qariyay.

Golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigey, xeer ay sheegeen in uu garyaqaanka guud qariyay, Kaasi oo uu saxeexay madaxweynaha Qaranka Somaliland iyada oo aan la soo marin golaha guurtida.

Waxaa sidaasi warbaahinta u sheegay gudoomiyaha gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha guurtida oo xeerkani ku shaqo leh, mudane Axmed Dirir Cali iyo xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo ka tirsan guddida arrimaha bulshadda ee golaha guurtida.

%d bloggers like this: