Salaadiin War Cusub Ka Sheegay Shirka Burco ,Una Jawaabey Boqor Faysal +[ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):-  Suldan Cabdiraxmaan  Aw Good Iyo Suldaan  Cabdiraxmaan Cawaale  Hurre oo ka mid ah madax dhaqameedka Beesha Habaryoonis ayaa waxaa ay ugu horeyn taageeren hadalkii dhawaan ka soo yeedhay suldaanka guud ee Habar Yoonis Sul Maxamed Suldaan Xirsi Qani ee uu kaga hadlaayey shirka Magaalada Burco Madax dhaqameedkan ayaa sidoo kale faah faahin ka bixiyey ajandayaasha shirkan lagaga hadali doono  ,  waxaana ay dhinaca kale si kulul ugu Jawaabeen Boqor Faysal oo ka mid ah madax dhaqameedka Beeshan oo  ay sheegen in uu shirkan iyo Suldanka guud-ba duray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/oXm3SfNb7N0

GABILEY/NET