Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Al-Jeeria Oo Markii 2aad Ku Guulaysatay Koobka Afrika Iyo Tirada Goolal Ay Kaga Horqaaday Senegal+Sawiro

Hargeisa(GNN):-Algeria ayaa hal gool ku qaaday koobka qaramada afrika kaasi oo yimid daqiiqaddii 2-aad ee biloowga ciyaarta , xilli goolkaasna uu ku yimid halka fursad kaliya ee ay Algeria heshay qeybtaas hore ee ciyaarta.

Algeria's only effort of note all game was the heavily deflected shot in the second minute that ultimately proved to be the winner

 

Qeybtii hore waxaa badnaa qaladaadka is buurasho xilli saaxibada Mane ay maamulka kubadda ku badnaayeen waxa ayna gaarayeen heer dhan %62 balse waxaa loo diiday in dadaalkaas u turjumaan goolal .

 

Qeybta labaad Senagal waddo waliba ayay u martay in ay keenaan gooka bar bar dhaca waqti hore waxaana daqiiqaddii 62-aad uu garsooraha uu u dhigay rigoore balse markii uu dib uu eegat VAR waa uu ka laabtay go`aankiisa .

Algeria waxa ay qeybta labaad ciyaareysay kubad rogaal celis ah xilli daafac ahaan ay wacnaayeen , waxaana xusid mudan in saaixbada Mane ay mudnaayeen in ay natiijada wax ka badalaan marka la eego hanaanka ciyaareedkooda oo aad u wacnaa.

 

Waa markii labaad ee taariikhda ee ay Algeria ku guuleysanayaan koobka qaramada afrika iyadoo markii ugu horeeysay ee ay qaadaan ay aheyd sanadkii 1990-kii.

%d bloggers like this: