DAAWO Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi ee Safarkii Dalka Guinea

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey  ee safarka ugu maqnaa dalka  Gini ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey isla markaana si balaadhan Hargeysa loogu soo dhaweeyey

Madaxweyne Biixi ayaa safarkaasi faah faahin dheeraad ah ka bixiyey  isla markaana waxaa uu si kulul uga jawaabey hadal ka soo yeedhay dawlada Somaliya oo ay xidhiidhka ugu jartay dalka Gini , waxaana uu hadalka Madaxweyne Farmaajo ku sifeeyey in aaney Somaliland uga duwaneen dameer ciyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/KSLy5Mc5Y8s

GABILEY.NET