Maxaa Laga Yidhi Doorka Shirkada Dahabshiil Ku Leedahay Maalgashiga Dalka iyo Daryeelka Shacabka.

Hargeisa(GNN):-Bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa shirkada dahabshiil ku amaanay doorka ay marwalba ku leedahay dhinaca Maalgashiga iyo daryeelka shacabka.

Munaasibada Furitaanka Shirkada cusub ee Gaadiidka Midiglaha ah Hyundia oo Dalka keentay Shirkada Dahabshiil Group ayaa aad Loogu amaanay Doorka ay ku leedahay hourmarka Qaranka.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Madaxda Ka Hadashay Doorka Dahabshiil Dalka Ku Leedahay.

https://youtu.be/HlyVZfpzgGk

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network