Daawo Fanaanka Caanka Ah Ee Cawaale Aadan Oo Lagu Soo Dhaweyay Hargeysa Iyo Su.aalo La Waydiiyay

Hargeysa(GNN)Fanaanka Caanka Ah Ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan Ayaa Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Soo Dhaweyntiisa Waxa Ka Qeybqaatay Bahda Fanka Bulshada Fankiisa Taageerta Iyo Waliba Dad Reer Jabuuti Ah Oo Usoo Xagaa Baxay Magaalada Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET