Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Banaynaysa Buur Ay Marayso Waddo Laami Ahi iyo Bulshada Oo Ka Mahad Celisay.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa C.raxmaan Soltelco ayaa Saaka kormeer ku tagay Waddo Maraysa Buur ay dawlada hoose waddo sidii loo banany lahaa iyadoo dadka dhulkaasi dagani ay markii hore la dhibanaayeen helitaanka biyo soo gaadha.