Togdheer-Gudida Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo Burco Ku Shaaciyey Shirkada Ku Guuleysatay Dhismaha Biriijyada Magaaladaasi

Burco(GNN):-Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka jamhuuriyada Somaliland Mudane Nuux Maxamed Xuseen iyo Xubno kale oo ka tirsan Gudida oo Safar shaqo ku jooga gobolka Togdheer ayaa Magaalada burco kusoo bandhigay Dhismaha Biriijyada Magaalada Burco iyo Shirkadaa Ku Guuleysatay Dhismahooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.