Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Oo Falaadhna Ku Ganay Siyaasiyiinta,Jeediyey Khudbad Yididiilo Galisay Arday Qalinjabisay

Hargeisa(GNN):-Abwaanka Da’ada Yar Ee Xassan Dhuxul laabsaalax Ayaa Khudbad Dhiirigalin iyo Hogo tusaalayn ah u Jeediyey Arday maanta ku Qalinjabisay Magaalada Hargeisa.

https://youtu.be/Po7xcfpt1ag