Daawo :-Maamulka Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Maanta La Kulmay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Wakiilada jsl iyo Nuxurka Kulankooda.

Hargeysa(GNN):-Cadaadis ay Dhawaan kusoo rogtay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare somaliland Dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ah kuwa ugu badan ee dhinaca tayada waxbarashada ay Wax ka dhigtaan Boqolaal kun oo arday ayaa Sababay in In Khilaafkoodu gaadho Golaha guurtida somaliland, kuwaas oo labada dhinacba ka dhegaystay Warbixino la xidhiidha arrimaha waxbarashada ee la  isku hayo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET