Gudida Beelaha Garxajis Oo Maanta Soosaaray War Murtiyeed Cusub Oo Ku Aadan Nabad Galyada Deegaanka Ceelafweyn.

Hargeisa(GNN):-Madaxda Dhaqanka iyo salaadiinta gudida beelaha gaxajis oo maanta shir jaraaid ku qabtay gudaha caasimada hargeisa ayaa war farxad leh kasoo saaray Nabad galyada deegaanka ceelafweyn.