Hees Aaney Ku Farxin Inta Neceb Qaranka Somaliland “Ninkay Dhibaysee Cidlada Ka Dhurmaa Dhegaha Ugu Ridda Inaaney Dhacayn”

Hargeisa(GNN):-Heestan Oo kamida heesaha Caanbaxay ee Ay Qaadaan Fanaaniinta Xidigaha geeska Ayaa Ah hees Jawaab u ah Cid kasta iyo Qof kasta oo Aan Ku Farxin Nabada iyo Horumarka Qaranka Somaliland.

https://youtu.be/7iB30YkjWAU