Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Malaayiin qof ayaa ka qayb gashay mudaharaadyada isbeddelka cimilada ee caalamka ka socda

Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayb qaateen “iyaga oo dalbanaya in la helo cimilo caddaalad ku dhisan” dadka oo dhanna deeqda.

Ololahan waxaa sabab u ahayd gabar yar oo lagu magacaabo Greta Thunberg, oo dalbatay iney 1.1 milyan oo caruur ah ay ka qayb qaataan mudaharaadka iyaga oo maalintaa ka harayo waxbarashada.

Waa kuwan qaar ka mid ah sawirrada laga qaaday mudaharaadyada dunida oo dhan ka socda.

Magaalada Melbourne, Australia

Mudaharaadayaasha magaalada Melbourne
Mudaharaadayaasha magaalada MelbourneLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES

Magaalada Bangkok, Thailand

Mudaharaadayaasha waxay sida meydki iisu wareen afaafka hore ee xafiiska Wasaaradda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga Bangkok.

Qof ka mid ah mudaharaadyaasha oo boor sita oo dhulka jiifa
Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee Bangkok

Magaalada Berlin, Germany

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee Berlin

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee ka dhacaya bartamaha magaalada Berlin

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee Berlin
Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee Berlin

Magaalada London, UK

Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Trafalgar ee magaalada London

Mudaharaadayaal isugu yimid bartamaha fagaaraha Trafalgar ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Mudaharaadayaasha Milbank ee London
Mudaharaadayaasha London oo boor sita
Mudaharaadayasha London

Magaalada Cambridge, UK

Mudaharaadayaasha Cambridge

Southampton, UK

Dadka u dhaqdhaqaqa cimilada oo xiran dhar casaan ah

Inta ay goobta mudaharaadka ka dhacayo ay gaadhin ka hor dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka waxay soo muuqdeen iyaga oo dhar cas soo xidhay.

Magaalada Nairobi, Kenya

Mudaharaadayaasha Nairobi oo boor sita
Mudaharaadayaasha Nairobi

Magaalada Warsaw, Poland

Mudaharaadayaasha Warsaw

Lodz, Poland

Mudaharaadayaasha Lodz

Prague, Czech Republic

Mudaharaadayaasha Parague

Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Old Town ee dalka Prague.

Mudaharaadayaasha Prague

Magaalada Quezon ee dalka Philippines

Mudaharadayaasha jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon ee dalka Philippines

Mudaharaadayaasha cimilada deegaanka waxay mudaharaad qurux badan ku qabteen jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon oo ku taallo bariga Manila, dalka Philippines.

Magaalada New Delhi, India

Mudaharaadayaasha New Delhi

Xeebta Sanur Bali, Indonesia

Mudaharaadayaasha jasiiradda Bali ee dalka induniisiya

%d bloggers like this: