Maxaa Ka Jira Agaasimayaal Laga Caydhiyay Shaqada Wasaarada Maaliyada Somaliland In Looga Gacan Haadiyay Dhigeeda Somalia.

Sida ku cad nuqul ka mid ah warsaxaafadeed uu ku sixiixan yahay wasiirka wasaaradda maaliyadda Dowladda Soomaaliya,ayaa gacama furan ku soo dhaweyneysa Shaqaale laga ruqseeyay shaqadii ay ka hayeen wasaaradda maaliyadda iyo Xafiisyo kale oo Jamhuuriyada  Soomaaliland.

Nuqul Qoraaleedka Warsaxaafadeedka.