Ururka Booyadlayda Shidaalka Dalka Soo Galiya Oo Cabasho U Gudbiyey Golaha Wakiilada

Hargaysa(GNN)-Ururka Booyad-layda Xuduudaha

Shidaalka Dalka  ka Soo Galiya Ayaa Cabasho U Gudbiyey Golaha Wakiilada Somaaliland

Waxay Sheegeen in Cashuurta Lagu Kordhiyey shidaalkii Ay keenayeen Kootana Loo Xidhay Haamihii Shidaalka Barbara Wasaarada Maaliyada Somaaliland Waxay Ku Eedeeyeen inaanay Sharciga Cashuuraha Ku Dhaqin  Dalka

 

Halkan ka Daawo