Carwaddii Ugu Weyn Geeska Africa Oo Lagu Qabanayo Magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale iyo Dawladaha Ka Qayb Galaya.

Togwajaale(GNN):-Magaalada Togwajaale Oo kamida Magaalooyinka Ganacsiga xooga lihi ka socodo Geeska islamarkaana xuduud u ah Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia ayaa lagu Qaban Doonaa Carwo Balaadhan oo Lagu Soo bandhigayo ganacsiyada Kala duwan, kana Qayb qaadanayaan Shirkadaha Isgaadhsiinta, shirkadaha waxsoosaarka iyo Shirkadleyda kala duwan ee Ka Ganacsada Dawladaha Somaliland, Djabouti iyo Ethiopia.

Hadaba Ha Moogaan Oo Haka Maqnaan Carwo Ganacsiyeedkan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Ogaysiiska Carwaddan.

https://youtu.be/1CrEoVv-c8Q