Daawo Kooxda Kubada Cagta Shirkada Dhismaha Nuux Ee Gabiley Oo U Tababaranaya Tartanka Ka Dhacaya Boorama

Gabiley(GNN)Kooxda Kubada Cagta Ee Shirkada Dhismaha Nuux Ee Magaalada Gabiley Oo U DIyaar Garoobasa Tartan  Kubada Cagta Ah Oo Ay Ka Qeyb Galayaan Gobolada Maroodi Jeex, Awdal Iyo Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET