Halkan Ka Daawo-Nuxurka Waraysi Lala Yeeshay Maxamed Siciid Bk Oo Safar Dibadeed U Baxaya Iyo halka Uu Ku Aadan Yahay.

Hargeisa(GNN):-Alfanaan Maxaed Siciid Bk Oo kamida Fanaaniinta Somalida Kuwa aadka Loo Jecelyahay Ayaa Maanta Waraysi uu siiyey Telefishanka Waxaa uu ku Sheegay inuu Safar Dibada ah u Baxayso kaas oo uu kusoo marayo Waddamo kala duwan Fanaanka oo Laga Waraystay Arrimo badan oo la xidhiidha fankiisa ayaa Yidhi Sidan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/s8RWnl1Uvuc