Abwaano Gabayo Qiiro Galiyey Bulshada Kagaga Qayb Qaatay Xuska Dhalashada Nabigeenii Muxamed N.N.K.H.

Hargeisa(GNN):-Xuska Dhalashada Nabigeenii Muxamed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa alle haka yeelee ayaa maanta lagu kala qabtay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka somaliland, xuskana oo ay ka qayb galeeen qaybaha kala duwan ee bulshada islaamka ahi ayaa iyaguna waxaa wacdaro bulshada qiiro galiyey kusoo bandhigay bahda abwaanada oo dhinaca suugaanta kagaga qayb qaatay weynaynta xabiibkeenii Muxamed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabayo Qiiro Badan iyo Bandhigyo Kala Duwan.

https://youtu.be/pgkmO8iInlo