Daawo :-Deegaanka Dhalaaxda Ee Gobolka Gabiley Oo Laga Hirgaliyay Goob Quraanka Lagu Barto Oo Baahiweyn loo Qabay

Gabiley(GNN)Jaaliyada Ku Nool Dalka Sucuudiga Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Gabiley.Ayaa Markii Ay Arkeen Baahida Loo Qabo In Caruurta Deegaanka Dhalaaxda Ee Gobolka Gabiley La Baro Quraanka Kariimka Ah Iyo Shareecada Islaamka. Waxey Deegaankaasi Ka Dhagax Dhigeen Dhismaha   Madarasad Quraanka Lagu Baran Doono.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

%d bloggers like this: