Deg-Deg-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Si Adag U Dhaliilay Hogaaminta Madaxweyne Biixi iyo Mawqifka Ay ka Qaateen Komishanka Cusub.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo Goordhaweyd ku qabtay gudaha hargeisa shir jaraa’id ayaa ku dhaliilay hogaaminta madaxweyne biixi ee maamulka qaranka iyo arrimo kale oo badan, sidoo kale waxa uu meel cad ka istaagay Mawqifkooda ku aadan La Shaqeynta komishanka cusub ee maalintii shalay ay ansixiyeen golaha wakiilada jsl.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/7p6JHTN_vic