Fariin iyo Talo Ku Socota Beelweynta Ciise Muuse. W/Q:-Khalid Jama geedi Birmingham UK

Aniga oo magacayga laa yidhaahdoo Khalid Jama geedi kuna nool dalka UK ee magalada Birmingham . Kana tirsan jaliyada UK ee belweeynta cise muse, Waxaan rabba iin aan fikarkayga ka dhibtoo guddomiyama Jaliyada Cise muse ee UK Ali Ibrahim Mohammed oo beesha goddomiye uu ahaa muddo sanad ah kunaa fashilay xilkii uu hayey beeshaa… Sababaha uu xilka ugu fashilmay Ali waxaa ka miid ah
1.ninkan marka hore Muqdisho ayuu kusoo barbaray oo dadka belweynta cise muse kala garaan mayoo.
2. Ninkan beesha axmed hassan ee uu hayb ahaan ka soo jeedo wajii kuma leh.. somalidu waxay tidhadhda hoyadii ka guree ayaadii kuma nagoodoo.. Ninkan beesha axmed hassan ee hayb ahaan uu kasoo jeedoo aan wajii ku lahayn sidee ayuu cise muse wax ugu qabaan karaan…
3. nin 20 sano uu dambeyey isuga ayuunbay wax laa tarayey ii ciid waxba muu tariin.. hooda ayuunbuu yaqaan ee keenta waa ka hildiifaaa….
Markaan qodobadas uu dhaan egay ee aan tashii badan sameyey aniga oo Khalid Jama ah waxaan goansaday iin aan 25 dec- 28 dec belweeynta cise muse ee UK shir iskugu yidhoo oo aan nin Ali Ibrahim ee fashilmay xilka ka qaadoooo…….

Khalid Jama geedi Birmingham UK
00447828252422