Maayirka Caasimada Hargeisa iyo Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Laga Dhisayo Laasgeel.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada hargeisa mudane c,raxmaan maxamuud caydiid soltelco iyo saraakiil ka socoday wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland ayaa maanta dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgalinayo degmada laasgeel taas oo waxweyn ka taridoonta shilalka iyo dadka ku dhaawacma dhibaatada shilalka.

Masuuliyiintaasi oo ka hadlay goobtan la dhagax dhigay ayaa sheegay inay wax weyn ka tari doonto deegaanka iyo shilalka ka dhaca wadada u dhaxaysa berbera iyo Hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.