Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Dayriyey Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland Fariina u Diray Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Hargeisa(GNN):-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahan Reer Somaliland Ee Degan Dalka Canada, Kana Kamid Ahaa Saraakiishii Ururkii SNM Ee Doorka Wayn Ka Qaatay Dib Uxorayntii Jamhuuriyada Somaliland oo khadka telefoonka noogu waramay Ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Uu Dalku Marayo Iyo Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka ah Iyo Xukuumada.
Sidoo Kale Prof Ibraahim Ayaa faah faahin Ka Bixiyay Caqabada Hortaagan Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo in ay Hesho Aqoonsi Caalamiya.
Dhanka kale Prof Ibraahim Ayaa Shacabka Reer Gabiley ugu baaqay in ay door ku yeesheen Waxa ka Socda Gudaha Somaliland Ciyaaraana kaalintii wadaniyadeed ee ay ku lahaayeen ilaa halgankii isaga oo xusay kaalinta Aan ilaawi Karin ee ay xoraytii dalka iyo daryeela qaxoontigii reer somalland ee Ganacsade Xoogsade iyo kaalin lama ilaawan ka ahayd ee dib udhiskii dalka uu ku lahaa Ganacsade Ibraahim Dheere Oo Labadoodu Yihiin Reer Gabiley.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN.