Saylici oo Xidhay Shirka 4-aad ee Saxaafadda Somaliland, Abaalmarinna siiyey Weriyeyaal guulaysta

Hargeisa(GNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa soo gebogabeeyey Shirka 4aad iyo Xuska Saxaafadda Somaliland oo laba cisho ka socday Hargeysa, isla markaana abaalmarinno guddoonsiiyey Weriyeyaal guulaystay ka dib markii ay lagu tartamay abaalmarinta Cawke oo sannad kasta Ururka SOLJA qabto.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadaha Laga jeediyey Iyo Abaamarinaha Lagu Bixiyayba.