Maayirka Caasimada Hargeisa Oo ka Waramay Olole Dawlada Hoose Ku Baadhaysay Fayadhawrka Caasimada iyo Alaabooyinka Dhacay.

Hargeisa(GNN):-Dawlada hoose caasimada hargeisa oo mudooyinkii u danbeeyey magaalada ka waday olole lagula soconayo fayadhawrka magaalada iyo Alaabooyinka dhacay ayaa maayirka caasimada hargeisa mudane c.raxmaan maxamuud caydiid soltelco waxaa uu maanta ka warbixiyey hawshaasi iyo halka ay marayso, isagoo maayirka caasimadu fariin muhiima u diray dhammaanba shacabka caasimada iyo Ganacsatada.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.