Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo La Kulmay Maamulka Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa, Kuna Amaanay Qaabka Ay U Maamuleen Mashruuca JPLG.ga.

Hargeisa(GNN):-Kulamadan uu Todobaadkii u danbeeyey Madaxweyne ku Xigeenka Jsl Mudane C.raxmaan ismaaciil Saylici La yeelanayey Masuuliyiinta dawladaha hoose ee gobolada iyo degmooyinka dalka, kuwa ka tirsan Mashruuca JPLG-ga ayaa si isla xisaabtan ah ugu kuurgalayey qaabka loo maamulay fulinta mashaariicdii loogu talo galay iyo halka ay ku baxday Lacagtii loo qoondooyey.

madaxweyne Ku Xigeenka oo Kulan Dheer la qaatay Maamulka Dawlada Hoose Caasimada hargeisa Ayaa Ka Waramaya Sida ay Dawlada Hoose Caasimadu uga Shaqeysay Maamul Daadajinta iyo mashaariicaha hirgalay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.

https://youtu.be/nvi6wk1gDAE