Halkan Ka Daawo Bandhiga Buuga “Dharaara Ina Soo Maray” Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeisa

Hargeisa(GNN):-Waxaa Caawa Lagu Soo Bandhigay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa Bandhiga Buuga La Magac baxay Dharaara Ina Soomaray  oo uu Qoray Qoraaga Boobe Yuusuf Ducaale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Si Live Ah.

https://youtu.be/QZN93QRw9qE