Waraysi Xasaasiya Wasiirkii Hore Madaxtooyada Jsl Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Daaha Ka Qaaday Arrimo Badan Oo Daboolnaa.

Hargeisa(GNN):-Siyaasiga caanka ah eee Maxamuud Xaashi Cabdi oo kamida Siyaasiyiinta Xilalkii ugu dheeraa kasoo qabtay Xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo Ayaa hadda laga waraystay Mustaqbalkiisa Siyaasadeed iyo Waxa uu Damacsan yahay.

Maxamuud Xaashi Cabdi oo kamid ahaa Aas-aasayaashii Xisbiga Kulmiye Ayaa Daaha Ka Qaaday Arrimo badan Oo Xasaasiya,

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysiga Oo Dhamaystiran.