Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Qabatay Dood Cilmiyeed Lagaga Hadlayo Badbaadada Shucaaca Ay Soo Daayaan Taawaradu.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta magaalada hargeisa ay wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada somaliland ku qabatay jaamacada hargeisa dood cilmiyeed ku saabsan shucaaca ka yimaada tiknoolajiyada iyo taawarada dhaadheer kuwaas oo haddii aan sidii loogu talo galay loo faaiidaysan khatar bulshada ku sababi kara.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Doodan.