Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Ku Hawlan Soo Bandhiga Waxqabadka Labadii Sano ee Ee Xukuumadi Xilka Haysay.

Hargeisa(GNN):-Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Bilihii ugu danbeeyey waday qorshe lagu soo bandhigayo barnaamijyo lagu muujinayo Waxqabadka u hirgalay xukuumada Talada haysa labaddii sano ee ay jirtay.

Hordhaca Barnaamijkan Oo lagu Baahiyey Baraha Bulshada iyo Muuqbaahiyeyaasha Teleishanada ayaa laga dhursugayaa Nuxurka uu Xanbaarsanaandoono barnaamijkaasi oo lasoo dayn doono Habeen danbe haddii alle idmo.

Halkan Hoose Ka Daawo Hordhaca Barnaamijka labaddii Sano ee Xukuumada Madaxweyne Muuse.

https://youtu.be/ULj38b1DQis