Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Maanta Si Rasmiya ugu Wareejisay Wasarada Hawlaha Guud Dhul Danguud Ah.

Hargeisa(GNN):-Duqa Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Maanta Ku Wareejiyey Dhul danguud ah Wasaarada hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland, Dhulkan oo ah kii ugu badnaa ee wasaarad lagu wareejiyo ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Masuuliyiinta Dawlada hoose iyo madaxda Wasaarada hawlaha Guud.

Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.